75
Waajid (CKG) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Isniinta maanta gaaray Magaalada Waajid ee Gobolka Bakool, halkaas oo uu ka socdo qorshe lagu dardar-galinayo dagaalka Wajiga 2aad ee Al-Shabaab.
Wafdiga Madaxweyne Laftagareen, waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Waajid ku soo dhaweeyay maamulka Waajid, Saraakiisha ciidamada iyo Qeybaha Bulshada.
Madaxweyne Laftagareen ayaa waxa uu kulamo gaar gaar ah la yeelan doonaa qeybaha bulshada magaalada Waajid.
CodkaKoonfurGalbeed.com