Home » Madaxweyne Daba-Geed oo u jawaabay Cali Jeyte

Madaxweyne Daba-Geed oo u jawaabay Cali Jeyte

by Mohamed Adam Socdaal

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa u jawaabay guddoomiye Cali Jeyte oo hore u sheegay inay dagaalka Alshabaab ee gobalka Hiiraan  ku wareejiyeen madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo Beledweyne tagay.

  1. Cali Jeyte ayaa sheegaybinay quus ka joogaan dagaalka Alshabaab oo lagu fiirsaday siduu tilmaamay ayna ahaayeen kuwi bilaabay kacdoonka ka dhanka ah Aldhabaab.

halkan ka daawo https://fb.watch/kqUwkUAASL/?mibextid=afzh1R

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com