Wednesday, February 28, 2024
More

    Madaxweynaha Soomaaliya Oo Furey Shirka Madasha Wadatashiga Qaran (SAWIRRO)

    Muqdisho (CKG)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir gudoomiyey Shirka Madasha Qaran kaas oo ay ku kulmaan Madaxda sare ee Soomaaliya, Maamul gobaleedyada Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir.

    Shirka Madasha sida ay baahisay Madaxtooyada Soomaaliya waxaa looga hadlayey arrimaha amniga Soomaaliya iyo Dagaalka Koonfurta ee Dowladda Soomaaliya ku qaaday Al-Shabaab.

    Shirka waxaa khilaaf kaga maqan Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Deni xili xiisadda labada dhinac ay gaartay meel fog lama oga in shirkan noqoladii kasoo baxay uu ogolaan doono iyo in kale hoggaamiyaha Puntland nuqulada kasoo baxo shirka.

    Codkakoonfurgalbeed.com

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com