34
Baydhabo (CKG)-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa Guddoomiye kuxigeenka Qorsheynta Gobolka Shabeelaha Hoose U magacaabey Mudane Bashiir Maxamed Yuusuf.
wareegtadan kasoo baxdey Xafiiska Madaxweynaha ayaa ku Tr-26/3/2023 waana warqad soo baxdey shalay lana faafiyey Maanta oo Tr tahay 27 bisha Maarso.
CodkaKoonfurGalbeed.com