Home » Madaxweynaha KGS Oo Booqdey Dhulal Duleedka Ka Ah Baydhabo (SAWIRRO)

Madaxweynaha KGS Oo Booqdey Dhulal Duleedka Ka Ah Baydhabo (SAWIRRO)

by Mohamed Adam Socdaal

Baydhabo (CKG)- Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kormeerey Dhulalka Dowlada ay Leedahay ee ku yaala Duleedka Magaalada Baydhabo kuwaasi oo Dowlada ay Qorshaysay in Dhowaan laga dhiso Xarumo loogu adeegayo Bulshada ku nool guud ahaan Koonfur Galbeed.

Madaxweyne Cabdicasiis muuqashadiisa ayaa lagu sheegay in dhulka la doonayo in laga hergeliyo goobo loogu adeego danta guud wallow dadka baydhabo iyo siyaasiinta siyaabo kala ay u dhigayaan.

Lafta-gareen ayaa sanadihii Koonfur Galbeed Madaxweynaha ka yahay waday dadaalo dib loogu soocelinayk goobaha danta guud iyo in la helo dul dowladu u gaar ah si dowladu fursad ugu hesho dhismo wasaaradeed Isbitaalo, saldhigyo boolis iyo meelo kale.

Codkakoonfurgalbeed.com 

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com