Home » Madaxweynaha K/Galbeed Iyo Safiirka Itoobiya U Fadhiya Soomaaliya Oo Kulan Muhiim Ah Ku Yeeshay Baydhabo (SAWIIRO)

Madaxweynaha K/Galbeed Iyo Safiirka Itoobiya U Fadhiya Soomaaliya Oo Kulan Muhiim Ah Ku Yeeshay Baydhabo (SAWIIRO)

by Mohamed Adam Socdaal

Baydhabo (CKG)– Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay Safiirka Cusub ee Dowlada Federaalka Itoobiya ufadhiya Soomaaliya Mudane Mukhtaar Muxamed Waare.

Madaxweyne Laftagareen iyo Safiirka ayaa kulankooda kaga hadlay Iskaashiga Dowlada Itoobiya iyo Koonfur Galbeed Dhinacyada Amniga iyo la Dagaalanka Alshabaab.

Kulanka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Iyo Safiirka Dowladda Itoobiya ayaa ku soo aadaya xili dowladda Soomaaliya ay qorsheynayso inay qaado howlgalo ka dhan ah Al shabaab kuwaasi oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya hore u faray Madaxweynaha Dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com