Beladweyne (CKG)- Howlgalka Wajiga 2aad ee dagaalkaka dhanka ah Al shabaab ayaa maanta ka bilowday gobolka Hiiraan.
Ciidamada xoogga dalka iyo xooggaga deegaanka ayaa maanta Al Shabaab kala wareegay 18 degaan oo ay maamulayeen sida ay qortay Warbaahinta ku hadasha afka dowladda dadka kuwaas oo ay ka mid yihiin Beerxaano, Tarajanta, Burdar, nuur-fanax,buuco dhoqor iyo kuwa kale.
guddoomiyaha Gobolka Hiraan Cali Jeyte Cusmaan oo howlgalkan Hoggaaminaya ayaa sheegay inay guud ahaan Gobolka ka ka saari doonan dagaalamiyaasha Al shabaab iyagoo kaashanaya dadka deeganka sida uu hadalka u dhigay.
Codkakoonfurgalbeed.com