Waajid (CKG)- waxaa si xabsimi leh u Socda bilaarinta waddooyinka muhiimka u ah bulshada ku nool Maagalada Waajid,
Maamulka Degmada Waajid oo uu Hoggaamiyo Guddomiyaha Degmda Waajid Mudane Mohamed Moallim Yusuf ayaa Maanta kormeer ku tageen waddooyinka Maanta la balariyey taas oo muhiim u ah Isku socodka gadiidka iyo buslahada.
Bulshada ku nool xaafada xidig ee Magaalada Waajid ayaa soo dhowayey in Waddoyinka la balariyo harkii horena ay ahayd mid cariiri ah.
Dadka deegan xaafada xidig ayaa u mahad-celiyey Maamulka Degmda Wajid Ayagoona Ka Codsaday In Ay Sii Laba Jibaraan Dadalka Ay Waddan.
Maamulka Degmda wajid iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ayaa Waddo Dadalo Lagu Hormarinayo Bilicda Magalada Wajid.
Codkakoonfurgalbeed.com