Home » Maamulka Degmada Baydhabo Oo Kulan Loogu Hadlayo Horumarinta Dhaqaalaha La Qaatay Waaxyaha D/Hoose (SAWIRRO)

Maamulka Degmada Baydhabo Oo Kulan Loogu Hadlayo Horumarinta Dhaqaalaha La Qaatay Waaxyaha D/Hoose (SAWIRRO)

by Mohamed Adam Socdaal

Baydhabo (CKG)-Guddoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaalada Mudane Abdulahi Ali Watiin ayaa Shir gudoomiyey Shirka Agaasimiyaasha Dowlaha Hoose ee Degmada Baydhabo kaasi oo ka qabsoomey Xafiiska Degmada Baydhabo.

Shirkan oo ay ka qeyb galeen Dhamaan Agaasime waaxeedyada Dowlada Hoose iyo Gudoomiye Kuxigeenada Degmada ayaa waxaa looga hadlayey Hormarinta Dhaqaalaha Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo.

Degmada Baydhabo ayaa kamid ah Degmooyinka Koonfur Galbeed kuwa ugu dhaqalaha badan waana degmo xiligan isku darsatay labo arrin mar waa Caasimada KMG ah ee Koonfur Galbeed Marna waa Magaalo Madaxda Gobolka baay waxayna u baahan tahay inay hesho Istiraatiijiyad ay ku horumarin karto bulshada kunool.

CodkaKoonfurGalbeed.Com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com