Wednesday, February 28, 2024
More

    Maamulka Degmada Baydhabo Oo Baydhabo Ku Qabtay Xaflad Lagu Taagyeerayey Taliyaha Cusub Ee Asluubta Soomaaliya(SAWIRRO)

    Baydhabo (CKG)- Guddoomiye kuxigeenada Maamulka Degmada Baydhabo ayaa  ka qeyb galey Xaflada soo dhaweynta Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Dowlada Soomaliya General Mahad Cabdiraxmaan Aadan  Taliye Shub.

    Xaflad ay soo qabanqaabisey Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo ayaa waxaa ka soo qeyb galey Gudoomiye kuxigeenada Amniga iyo siyaasada iyo Arimaha Bulshada ,Gudoomiyaha Haweenka degmada Dhalanyarada Saraakiil ciidan iyo Qeybaha kele ee Bulshada Degmada Baydhabo .

    Xaflada inta ay socotey madaxda ,saraakiisha iyo Bulshada waxay Hambaliyo iyo Bogaadin u jeediyeey Taliye Mahad Cabdiraxmaad Aadan oo Markii labaad loo Magacaawey Taliyaha Ciidanka Asluubta soomaaliyeed.

    Codkakoonfurgalbeed.com

     

     

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com