Home » Maamulka Degmada Balad Xaawo oo cambaareeyay faragelinta Itoobiya ay ka wado gobolka Gedo

Maamulka Degmada Balad Xaawo oo cambaareeyay faragelinta Itoobiya ay ka wado gobolka Gedo

by Weriye Ateera

Beledxaawo(CKG)–Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda degmada Beledxaawo Cabdifataax Nuur Mataan ayaa sheegay in ay Dowlada Federaalka ku garab taagan yihiin in dalka laga difaaco Itoobiya.

e Cabdifataax Nuur Mataan ayaa tilmaamay in dibadbaxyadii ka dhacay Gedo uu ahaa mid shacabka ay ku muujinayeen dareenkooda iyo in garab taaganyihiin dowladda soomaaliya kana soo horjedaan xadgudubka gurracan ee Itoobiya.

Guddoomiye Mataan ayaa ku Eedeeyay maamulka Jubbaland uusan waxba ka qaban Arrimaha bulsahada,sida caafimaadka iyo waxabarashada,dowladana ay ka rajeynayaan in waxa ka qabato baahiyaha shacabka Degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com