Home » Maamulka Degmada Afgooye oo Amaro ka soo saaray Dhul Boobka.(AQRISO)

Maamulka Degmada Afgooye oo Amaro ka soo saaray Dhul Boobka.(AQRISO)

by Weriye Ateera

Afgooye(CKG)-Maamulka Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa soo saaray amar digniin ah oo ku aadan in lajoojiyo boobka dhulka danta guud

Gudoomiyaha Degmada Afgooye Abdullahi Mohamed Osman (Hiraabe) ayaa Warqad uu soo saarey ku amrey in lajoojiyo Dul-boobka ka Socda Degmada,

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Sifo aan Sharci aheyn lagu milkin karin dhulalka Danta guud Cidii hantideeda iska gelisa iyada masuuliyadeeda qaadi doonto.

Halka hoose ka aqriso.

Codkakoonfurgalbeed.com

By: Siid Cali Muuse.

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com