Home » Maamulka Afgooye oo so dhaweeyay Senator DFS ka tirsan.(SAWIRRO)

Maamulka Afgooye oo so dhaweeyay Senator DFS ka tirsan.(SAWIRRO)

by Weriye Ateera

Afgooye(CKG)-Mas’uuliyiin ay kamid yihiin Senator Huseen Mohamed Daahir oo kamid ah Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya iyo Wasiirka Cadaaladda Dowladda Koonfur Galbeed Hassan Abduqaadir Mohamed ayaa Maanta Safar Booqasho ah ku gaaray Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose, Duqa Degmada Afgooye iyo Madax kale oo Maamulka ka tirsan ayaa Wafdi kusoo dhoweyey Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Soo dhoweyn ka dib Wafdiga ayaa koormeerey Xarunta Maamulka Degmada Saldhiga Booliska iyo Suuqa lagu iibiyo Xoolaha.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com