Home » Maamo 60 sano jir ah, 6 carruur iyo Aabahood ka dhinteen il iyo lug naafo ka ah oo codsatay in la caawiyo(SAWIRRO)

Maamo 60 sano jir ah, 6 carruur iyo Aabahood ka dhinteen il iyo lug naafo ka ah oo codsatay in la caawiyo(SAWIRRO)

by Weriye Ateera

BAYDHABO(CKG)-Xabiibo Isaaq Maxamuud waa 60 sano jir, waxay ku nooshahay magaalada Baydhabo gaar ahaan kaamamka madaama ay tahay qof danyar oo da’ah.

Xabiibo waxay naafo ka tahay hal lug iyo il taasi oo sameyn ku yeela tahay noloshreda, Xabiibo magaalada ayay kaligeeda ku tahay ama jirin qof caawaya.

Todobo Carruur ayay dhashay Shan kamid ah iyo aabahooda sanado ka hor ayaa alle ka oofsaday, labo kamid ah oo wiil iyo gabar ah ayaa u Soo hartay iyagana gacan Kuma heyso wiilka wuxuu ku nool yahay magaalada Boosaaso, gabadhana degaanka aw-diine ayay ku nooshaha.

Waxay ku dawarsataa wadooyinka kamid ah xaafadda Cadaada, waxay ku dhacaan qoroxda, dabeesha iyo Busta ayay u sii dheer tahay ayadoo raadinayso lacag ay nolosheeda ku mareyso.

Hooyo Xabiibo Isaaq ayaa bulshada soomaaliyeed ka codsatay in degaankeeda lagu celiyo oo halkaasi lagu caawiyo.

HALKAAN KA DAAWO HOOYO XABIIBO ISAAQ MAXAMUUD OO WAREYSTAY WARIYE SAID ALI MISE (ATEERA).

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com