Home » Lafta-gareen oo ka hadlay Al-shabaab iyo dhibaatada ay ku hayaan shacabka KGS(DAAWO)

Lafta-gareen oo ka hadlay Al-shabaab iyo dhibaatada ay ku hayaan shacabka KGS(DAAWO)

by Weriye Ateera

BAYDHABO(CKG)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaalia Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo khudbadda 1luulyo ayaa kaga hadlay in kooxda Al-Shabaab dhibaato wayn ku hayaan shacabka ku nool gobolada Koonfur Galbeed Soomaalya ayagoo u diiday isu socodka waddooyinta taasi oo sameysay noloshooda..

Lafta-gareen ayaa sheegay in taasi looga bixi Karo in shacabka iyo laamaha amniga, Ciidamada xoogga dalka ay midoowaan oo is kaashadaan.

Codkakoonfurgalbeed com

 

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com