Home » Kusimaha Madaxweynaha K/Galbeed Iyo Masuuliyiin Kale Oo Dhagax Dhigay Xaruunta Wasaaradda Caafimaadka (SAWIRRO)

Kusimaha Madaxweynaha K/Galbeed Iyo Masuuliyiin Kale Oo Dhagax Dhigay Xaruunta Wasaaradda Caafimaadka (SAWIRRO)

by Mohamed Adam Socdaal

Baydhabo (CKG)-Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Marwo Shamso Maxamed Yarow ayaa ka qeyb gashey Xafladda Dhagax-Dhigga Dhismaha Xaruunta Dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka DGKGS iyo Xaruunta Howlgalka Deg-Dega ee Caafimaadka Koonfur Galbeed ayaa Maanta lagu qabtey Baydhabo.

Waxana qeyb ka ahaa Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka, Warfaafinta, Howlaha Guud, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada, Gudoomiyaha Gobolka Baay, Agaaismaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Mas’uuliyiin kale.

wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed ayaa wali degan xaruun kiro loogu qaadaayo tan iyo markii dhidibadu loo aasey.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com