Home » Kullan lagu sagootinaayey Madaxii hore ee hey’adda GIZ Somalia oo Baydhabobo lagu qabtay.(SAWIRRO)

Kullan lagu sagootinaayey Madaxii hore ee hey’adda GIZ Somalia oo Baydhabobo lagu qabtay.(SAWIRRO)

by Weriye Ateera

Baydhabo(CKG)- Kullan lagu sagootinaayey Madaxii hore ee hey’adda GIZ Somalia Mundane Mr Christoph Schmidt Laguna soo dhaweynaayey Madaxa cusub hey’adda GIZ Mudane Christian Kuehnl ayaa maanta ka qabsoomay Xarunta wasaarada Qorsheynta dowlada koonfur galbed Somalia.

Kulanka oo ay shir gudoominaysay wasiir ku xigeenka wasaarada Qorsheynta dowlada koonfur galbeed Marwo Nasra Nor Ali ayaa looga hadlay kaalinta hey’ada GIZ kaga aadan horumarinta dhinacyada xoojinta xirfadaha shaqaalaha dowlada koonfur galbeed, horumarinta Beeraha, tayeyna biyaha, & Sidoo kale arimaha xalka waara.

Ugu dambeyn wasiirada ayaa aad uga Mahad celisay hey’ada GIZ waxa ayna bogaadisay mashaaricda hormarineeed ee ay ka wado Deeganada dowlada koonfur galbeed soomaaliya.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com