Home » kulanka Wadatashiga diyaarinta Istiraatijiyadda bahda Cadaaladda oo Baydhabo ka furmay(SAWIRRO)

kulanka Wadatashiga diyaarinta Istiraatijiyadda bahda Cadaaladda oo Baydhabo ka furmay(SAWIRRO)

by Weriye Ateera
Baydhabo(CKG)-Agaasimaha guud Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Dowlada gobaleedka Konfor galbeed somaaliye Mudane, Abdirisaaq Nor Hassan ayaa  furay kulanka Wadatashiga ee diyaarinta Istiraatijiyadda bahda Cadaaladda qeybteyda ugu adan wasaaradada Cadaaladda koonfur galbeed , diyaarinta hormarinta isaratijiyadda Cadaadda dowlada gobaleedka Konfor galbeed somaaaliya.
Agaasimay Abdirisaqq oo halkaas ka hadlay, wuxu ugu horreyn boggaadiyey qabsoomidda Kualanka wadatashiga, waxaana uu tilmaamay in ay tahay markii ugu horreysay oo la qabto kulan noocan ah, taas oo wax weyn ku soo kordhin doonta horumarinta adeega cadaaladdeed.
kulanka latashiga dadyowga dowalda gobaleedka Konfor galbeed somaaliya oo ay goobjoog ahaayeen xubno ka socday Wasaaradda Cadaaalada iyo Arrimaha Dastuurka dowlada Federaaalka somaaliya, Ardayda jaamacadaha, odoyaasha dhaqanka Xarunta khilaafadka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka.

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com