Home » Kulan Looga Hadlayay Adkeynta Amniga Oo Lagu Qabtay Degmada Wanlaweyn.

Kulan Looga Hadlayay Adkeynta Amniga Oo Lagu Qabtay Degmada Wanlaweyn.

by Weriye Ateera

Walaweyn(CKG)-Dagmada wanlaweyn waxaa maanta shirk u yeeshay maamulka dagmada iyo laamaha amniga Dagmada, shirka waxaa qeyb ka ahaan taliye ku xigeenka ciidanka Booliska gaarka ah ee dowlada KGS Gaashanle Xuseen Baargeele Maxamed.

Shirka Ayaa Waxaa looga hadlaayey Amniga guud ee Degmada Shirka ka dib Masuuliyiinta ayaa waxaa ay kormeereen Xerada Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ee Dagmada wanlaweyn si ay wax badan uga ogadaan xaaladdooda.

Guddoomiyaha Dagmada wanlaweyn Idiris Maxamed ayaa halkaasi ciidanka kula hadlay wuxuuna kula dardaarmey in ay difaacaan Deegaankooda.

“Waxaa mas’uuliyad xoogaan inaga saran ilaalinta nafta iyo hantida bulshada ku nool degmada Walanweyn iyo degaanada ka tirsan magaama aannu nahay mas’uulinta u dhaartay”

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com