WANLAWEYN(CKG)-Dagmada Wanlaweyn waxaa maanta laguqabtay aqoon isweydaarsi kaa so loga hadlaayey amniga iyo isdhaxgalka Bulshada
Aqoon isweydaarsigaan ayaa waxaa furay wasiirka Amniga gudaha KGS Xasan Cabdulqaadir waxaana qeybka ahaa wasiirda dowlaha Arimaha gudaha KGS, Wasiir kuxigeenka Amniga,Gudoomiyaha Dagmada iyo kuxigeenadiisa.
Tababarkaan waxaa looqabtay
saraakiisha Ciidamada qeybahooda kaladuwan & gudomiyaha xaafadaha
Waxaana wax layska weydiiyay baahiyaha amniga ee jira.
Gudiyada iyo saraakiisa ayaa waxa ay soo gudbiyeen baahiyaha Amniga ee wax laga qabtay iyo kuwa ubaahan wali in wax laga qabto tababarkaan ayaa socondoona sadexda maalmood.