XUDUR(CKG)-Kulan looga hadlayay sidii looga wada shaqeyn lahaa ilaalinta amniga garoonka diyaaradaha magaalada Xudur ayaa lagu qabtay halkaasi.
Kilan waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Degmada Xuddur ahna duqa magaalada mudane Cumar Cabdullaahi Maxamuud iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda mudane Cali Xuseen Xasan iyo xubno kale.
Ujeedka kulankaasi ayaa sidii bulshada ku dhaqan magaalada Xudur loogu wacyigelin lahaa kaalintoodi ku aadan xoojinta amniga garoonka iyo guud ahaan magaalada.
ayaa ka qeybgaley Hay’adda TIS ayaa dhawaan soo gebagebaysay howlo silig loogu wareejinayo garoonka si amnigiisa loo sugi, iyo bad qabka rikaabka iyo diyaaradaha.