Home » Kulan ku saabsanaa arrimaha Garsoorka oo Baydhabo lagu qabtay.(SAWIRRO).

Kulan ku saabsanaa arrimaha Garsoorka oo Baydhabo lagu qabtay.(SAWIRRO).

by Weriye Ateera

Baydhabo(CKG)-Wasaarad Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka KGS, ayaa qabatay shirkii 3 billaha ahaa u dhexeeya Wasaarada Cadaaladadda iyo Arrimaha Gorsoorka DG KGS iyo hey’ada Pact, EAj (expanding access to justice)

FIdinta Helitaanka adeega Cadaaladda iyo hannaanka loo maro.

Waxaa Kulanka daah-furay Wasiirka Wasaarada Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka KGS Mudane, Xasan Cabdiqaadir Maxamed oo u wehlinaayo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Waxaa ka soo qeeb gallay Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobalka bay, Taliyaha ciidanaka Asuubta DGKGS Hey’adaha NGO bahda Cadaaladda ka shaqeeyo, ururadda Arrimaha bulshada.

 

Shirkan 3 billaha oo aha mid joogto ah, ayaa noqonaaye kiisa ugu danbeya hey’ada EAJ mashruucana fidinta helitaanka Cadaaladda iyo Garsoorka u soo socday afarti sane la so dhaafay kulanka ujeedkiisana u ahaa xoojinta isla-xisaabtanka, dib-u-eegista waxyaabahii so qabsoomay, caqabadaha jira iyo weli ba sidoo kale siddii loo fududeyn lahaa helitaanka adeega caddaaladeed ee deeganada dowlad gobaleedka Konfor galbeed.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com