Home » Kenya Oo Ciidamadii Ugu Badnaa Geysay Xuduuda Ay La Wadaagto Soomaaliya

Kenya Oo Ciidamadii Ugu Badnaa Geysay Xuduuda Ay La Wadaagto Soomaaliya

by Mohamed Adam Socdaal

Mandheera (CKG)- Dawlada Kenya ayaa Xoojisay dadaalaada laagu xaakameeynaayo Ganaacsiga sharci darrada ah ee ka socda xeebaha dalkeeda ka dib markii dib loo furay soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya .

Saraakiil iyo Ciidamo dheeraad ah ayaa  la soo dhoobay Xadka Kenya ay la waadaagto Soomaaliya si ay ug hortagaan Ganacsiga sharci darrada ah .

Hase’ahaatee’ Tani ayaa ku soo aadaysa Muddo Todobaad dhexdiisa ka dib markii Kenya ay ogolaatay in dib loo Furo Xarumihii Xuduudaaha Ismaamuladaa Mandheera, Lamu, iyo Garisa 90ka Maalmood ee soo socda.

Hay’adda Canshuuraaha Kenya ee loo soo gaabiyo (K R A) ayaa shaqaalaheeda Kastamkaa iyo xakameyntaa Xuduudaha u dirtay Lamu, waaxa ay kala shaqeeyneysaa Ilaalada Xeebaha Kenya si ay u ilaaliyaan qayb ka mid aah Badweynt Hindiya.

Hase’aahaatee ‘ dib u furisrata Xadka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sare u qaadeysa Xiriirka Ganacsi ee ka dhexeyaay labada dal.

Codkakoonfurgalbeed.com

 

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com