Home » Jubbaland Oo Deeq Raashin Ah Ugu Qeybisay Buurdhuubo Qoysas Danyar Ah (SAWIRRO)

Jubbaland Oo Deeq Raashin Ah Ugu Qeybisay Buurdhuubo Qoysas Danyar Ah (SAWIRRO)

by Mohamed Adam Socdaal

Buurdhuubo (CKG)- Wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Dowladda Jubbaland ayaa degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo gurmad raashin ah ugu qaybisay qoysas danyar ah oo ku nool degmadaasi.

225 qoys oo ah kuwa nugul ayaa ka faa’iideystay raashinkan oo kamid ahaa gargaarkii ay Dowladda Imaaraadka Carabtu ku taageertay shacabka Jubbaland.

Wakiilka wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Jubbaland ee degmada Buurudhuubo Cabdifitaax Axmed Maxamed ayaa sheegay in raashin qaybintu u dhacday sidii loo qorsheeyey, lana gaarsiiyey qoysaskii ugu mudnaa.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com