Home » Howlgalo qorsheysan oo laga fuliyay degaano ka tirsan gobolka Baay(SAWIRRO)

Howlgalo qorsheysan oo laga fuliyay degaano ka tirsan gobolka Baay(SAWIRRO)

by Weriye Ateera
Baay(CKG)-Ciidanka Xoogga Dalka Howlgal qorshaysan ka Fuliyey Deegaano katirsan Gobalka Baay oo Ay Maleshiyada Al Shabaab u aheyd Goobo lagu Aruuriyo Askareynta Carrurta iyo Dadka Reer Miiga ah oo laga Qaado lacago Baad ah.
Howlgalka ayaa waxaa  Hogaaminayey Taliyaha Ururka 47-aad Ee Guutada 8,aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka somaaliyeed X/le Ahmed maxamed nuur (Ahmed Dhagey) waxaana laga Fuliyey Degaanada kala ah
Howlaha Guud ‘ Barbaar Eesi Warta Yarey iyo Degaanka Mooro Bus oo Isku Xira Wadooyinka Gobalada Baay Bokool iyo Gado.
Taliye Axmed Dhagey ayaa ciidanka ku dhiira-galiyay in ay sii xoojiyaan dagaalka ay kula jiraan kooxda Al-shabaab oo dhibaateyey shacabka soomaaliyeed asigoona sheegey in dhinaca shacabkana looga baahan yahay in ay fariimaha ay la soo wadagaan si looga hortago dhagarta kooxda Al-shabaab.
codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com