Home » Hooyo Soomaaliyeed oo 4 carruur mataano ah ku dhashay Muqdisho +(VIDEO)

Hooyo Soomaaliyeed oo 4 carruur mataano ah ku dhashay Muqdisho +(VIDEO)

by CKG Editor

Muqdisho (CKG) – Farxiyo Xuseen Cali oo ah Hooyo Soomaaliyeed ayaa xalay Afar carruur ah oo mataano ah ku dhashay magaalada Muqdisho ee gobolka Banaadir.

Hooyo Farxiyo oo carruutaan mataanahan ku dhashay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir ayaa dhammaantooda wada ah gabdho, waxayna dhasheen iyaga oo caafimaad qaba. sidoo kale, Hooyo Farxiyo ayaa caafimaad qabta.

Hooyadan Soomaaliyeed ayaa la sheegay inay deganeyd deegaanka Oodweyne oo ka tirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.

Halka hoose ka daawo Xaaladda 4-ta gabdhood ee Mataanaha iyo wareysiga lala yeeshay Hooyo Farxiyo.

CodkaKoonfurGalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com