Home » Hooyo Maryan Maxamed Xasan Oo Afar Gabdhood Oo Mataano Ah Ku Dhashay Isbitaalka Banaadir

Hooyo Maryan Maxamed Xasan Oo Afar Gabdhood Oo Mataano Ah Ku Dhashay Isbitaalka Banaadir

by Mohamed Adam Socdaal

Muqdisho (CKG)- Xalay waxaa isbitalka Banaadir 4 caruur oo gabdho ah mataano ah ku dhashay hooyo Maryan Maxamed Xasan oo ah 38 jir laga keenay degmada Cadale ee gobolka Shabeellada dhexe.

Hooyada ayaa u dhashay si dabiici Ah SVD afarta gabdhood waa wada caafimaad qabaan alle mahadiis.

Agaasimaha Isbitaalka fartuun Shariif ayaa tiri” Taariikhda inta la xasuusto Soomaaliya si gaar ah isbitaalka Banaadir waa markii ugu horeysay aan aragno qisadaan 4 ta canug ah weliba si dabiici inay ku dhasho waa Alle mahadiis”.

dadweynaha soomaaliyeed oo ku cusub arrintan ayaa si weyn ugu farxay uguna hadlay waxayna Alle u weydiyeen hooyo Maryan iyo caruurteeda in uu caafimaad siiyo.

CodkaKoonfurGalbeed.Com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com