Home » Hoos u dhac ayaa ka Jira suuqyada Qudaarta Magaalada Baydhabo(SAWIRRO)

Hoos u dhac ayaa ka Jira suuqyada Qudaarta Magaalada Baydhabo(SAWIRRO)

by Weriye Ateera

Baydhabo(CKG)-Qudaarta waxay kamid yihiin waxyaabaha sida maalin laha ah loo isticmaalo taasi dadka ay yihiin kuwo u baahan ama ay ku nool yihiin.

Suuqyada qudaarta ee magaalada Baydhabo xarunta gobolka Baay waxaa subax kasta yimaada ama lakeena qudaar kala duwan kuwaasi oo laga keeno beeraha qudaarta Baydhabo degaanada hoos yimaada iyo qaar kale oo laga keeno gobolada kale ee dalka.

Ayadoo lagu jiro xiliga xagaayga ayaa waxaa suuqyada qudaarta ee Baydhabo la kenaa qudaarta kala duwan sida, yaanyada, bisbaas, bocor, ansalaato, koosto, kabsar, begel, bocor cad, karooto, qajaar, batiiq, biin dhamaan, basal, baradho iyo kuwo kale oo badan.

Madaama suuqyada Si aad ah loo keeno qudaarta kala duwan ayaa ah mid raqiista taasi oo keentay in suuqyada laga dareemo mashquul ku aadan iibsashada qudaarta.

Beeraha qudaarta magaalada Baydhabo ayaa intooda badan laga keenaa qudaarta madaama xiligaani ay heystaan biyo ku filan Isha Baydhabo iyo ceelalkaba ay ka helaan.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com