Home » Hay’adda UNDP oo gaari ku wareejisay maamulka Sh/hoose(SAWIRRO)

Hay’adda UNDP oo gaari ku wareejisay maamulka Sh/hoose(SAWIRRO)

by Weriye Ateera

H/HOOSE(CKG)-Wasarada Caafimaadka DGKG ayaa maanta Hay’adda UNFPA kala wareegtay gaari caafimaad nooca guur guura ee loogu talagalay in lagu umuliyo Hooyooyinka.

Madaxa qeybta gargaarka degdega ee Wasaaradda Caafimaadka Mohamed Sharif Ali Iyo Iskuduwaha Caafimaadka Gobolka Shabelaha Hoose Dr Jamal Sheekh Yuusuf oo ay weheliyaan Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Mudane Mohamed Ibraahim Barre ayaa si wadajir ah gaaariga ula wareegey.

Gaarigan ayaa ka mid noqon doona adeegyada ay Wasaaradda bixiso isla markaana fududeyn doona Hooyada iyo Dhallaanma gaar ahaan kuwa barakacayaasha Gobolka Shabeelaha Hoose kuwaasoo aana gaari kareynin Xarumaha Caafimaad isla markaana ay ka heli doonaa dhammaan adeega caafimaadka ee hooyada iyo dhallaanka.

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com