49
Muqdisho (CKG)- Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegay in 6-dii Bishan May ay fashiliyeen shabakad ka tirsan Al-Shabaab oo doonayay inay weeraraan Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho.
War-Saxaafadeed kasoo baxay Dowladda ayaa lagu sheegay in Ciidammada Sirdoonka ay gacanta ku dhigeen jaakado ay ku xiran yihiin waxyaabaha qarxa oo la doonayay in la galiyo gudaha Beerta Nabadda iyo Mooto Bajaaj qayb ka ahayd qorshaha weerarka Beerta Nabadda.
halkan hoose ka Akhriso
Codkakoonfurgalbeed.com