Home » Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS Aadan Madoobe oo dalka dib ugu soo noqday +(SAWIRRO)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS Aadan Madoobe oo dalka dib ugu soo noqday +(SAWIRRO)

by Weriye Ahmed Yare

Muqdisho (CKG) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JF Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa Khamiista maanta ah dalka dib ugu soo laabtay kadib safar qaatay muddo Afar maalmood ah oo uu dalka Boqortooyadda Sucuudiga ugu maqnaa howlo shaqo.

Guddoomiye Aadan Madoobe iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusman (Aadan Cadde) ku soo dhoweeyay qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowladda:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ka mahadceliyay soo dhoweyntii loo sameeyay.

CodkaKoonfurGalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com