Home » Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Deeq Geel Ah ku Wareejiyey Wasiiru Dowlaha Amniga (SAWIRADA)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Deeq Geel Ah ku Wareejiyey Wasiiru Dowlaha Amniga (SAWIRADA)

by Mohamed Adam Socdaal

Muqdisho (CKG)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta Toban halaad oo geel ah oo loogu talagalay Ciidamada qalabka sida ku wareejiyay Wasiiru Dowlaha Amniga Gudaha ee XFS Mudane Maxamed Cali Xagaay.

Wareejinta deeqdan waxaa goob joog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir, Aggaasimaha guud ee wadaarada Arrimaha gudaha ee XFS iyo taliyaha qeybta guud Gobolka Banaadir ee Nabad Sugida iyo sirdoonka qaranka.

codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com