Wednesday, February 28, 2024
More

    Guddoomiyaha Degmada Waajid Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeeray Hay’adaha Ka Howlgala Degmadaasi. (SAWIRRO)

    Baydhabo (CKG)- Guddomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Mudane Mohamed Moallim Yusuf ayaa maanta shir deg deg ah Iskugu yeeray shaqalaha ka howlgala Hay,adaha samafalka ah ka shaqeeya Magalada Waajid ee Gobolka Bokool

    Shirka waxaa qayb ka ahaa Maamulka Degmada Waajid waxaana warbxino laga dhagaystay shaqalaha kala duwan shirka ka soo qayb galay waxayna sheegeen sidii bulshadan loo gaarsiin la,ahaa gar-gaar dhan walba ah sanadkaan ay u qorshaysan tahay in daadalkii hore laba jibaari doonan.

    Guddomiyaha Degmda Waajid ayaa u Mahadceliyey shaqalaha Hay,adaha Samafalka iyo ku calamiga ah ka shaqeeya Magalada waajid waxaa uuna tilmaamay in Bulshada reer Waajid ubahan yihiin gar-gar dhan walba ah.

    Guddomiyaha Degmada Mudane Mohamed Moalim Yusuf ayaa baaq u diray
    Hay,adaha Samafalka Waxaa una tilmaamay in Waajid ay Go,doonsantahy Muddo 10 sano ah Bulshadana u bahan yihiin cawinaad.

    Codkakoonfurgalbeed.Com 

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com