Home » Guddi oo loo magacaabay dhacdadii degmada Baraawe ee Caasimadda KGS

Guddi oo loo magacaabay dhacdadii degmada Baraawe ee Caasimadda KGS

by Weriye Ateera

Baraawe(CKG)-Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre ayaa Lamaaha Amaanka Magaalada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbeed Amar dul dhigay kadib Dagaalkii Khasaaraha geystey oo Degmadaasi ka dhacay.

Gudoomiye Maxamed Ibraahim Barre ayaa ugu horeyntii sheegay in ay Xaliyeen Qaar ka mid Khilaafaadkii siyaadeed ee Gacan ka hadlka sababay oo Todobaadkii la soo dhafay Degmadaasi ka dhacay, waxaana uu sheegay in ay ku guuleysteen Dib u furista Adegyada Garoonka Diyaaradaha Degmadaasi.

Maxamed Ibraahim Barre ayaa Laamaha Amniga gaar ahaan Ciidanka ATMIS ku Amaray iney Xoojiyaan Sugida Aamniga Degmada Baraawe ee Koonfur Galbeed si gaar ah Garoonka Diyaarada, waxaana Dusha ka saarau Mas’uuliyada Garoonka.

Dagaalka ka dhacay caasimada Koonfur Galbeed ee Baraawe ayaa sababay Dhisamasho, Dhaawac iyo Burbur Hantiyadeed, Guddi soo Baaraya Arintaas ayaa dhowaan la magacaabay, iayagoona bilaabay Xaqiiq raadin.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre ayaa Lamaaha Amaanka Magaalada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbeed Amar dul dhigay kadib Dagaalkii Khasaaraha geystey oo Degmadaasi ka dhacay.

Gudoomiye Maxamed Ibraahim Barre ayaa ugu horeyntii sheegay in ay Xaliyeen Qaar ka mid Khilaafaadkii siyaadeed ee Gacan ka hadlka sababay oo Todobaadkii la soo dhafay Degmadaasi ka dhacay, waxaana uu sheegay in ay ku guuleysteen Dib u furista Adegyada Garoonka Diyaaradaha Degmadaasi.

Maxamed Ibraahim Barre ayaa Laamaha Amniga gaar ahaan Ciidanka ATMIS ku Amaray iney Xoojiyaan Sugida Aamniga Degmada Baraawe ee Koonfur Galbeed si gaar ah Garoonka Diyaarada, waxaana Dusha ka saarau Mas’uuliyada Garoonka.

Dagaalka ka dhacay caasimada Koonfur Galbeed ee Baraawe ayaa sababay Dhisamasho, Dhaawac iyo Burbur Hantiyadeed, Guddi soo Baaraya Arintaas ayaa dhowaan la magacaabay, iayagoona bilaabay Xaqiiq raadin.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com