Afgooye(CKG)-Gudoomiyaha Gobolka Sh.hoose Mudane Maxamed Ibrahim Barre ayaa safar shaqo ku
gaarey Degmada Afgooye ee gobolka sh/hoose.
Ujeedka safarka Gudoomiye barre ayaa ahaa sidii loo xalin lahaa tabashada Ganacsatada degmada, iyadoo xarunta maamulka Degmada uu kulan kula qaatay ganacsatada Degmada ee Xirey guud ahaan Gacansiga Magaalada Afgooye, waxana shegeen in ay san ogolaan dooni wax yaabah lagu haayo ganacsatada degmada.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in la xarun doono cawasho kasta ay qabaan ganacsatada degmada.
Gudoomiyaha Ayaa Ganacsatada faray in Dib loo Furo Goobaha Ganacsiga tabashadoodana la xalin doono.
Codkakoonfurgalbee.com