49
Jabuuti (CKG)- Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Somaliland u qaabilsan Madaxweynaha Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa maanta kullan muhiim ah kula qaatay Aqalka Madaxtooyada Djibouti Madaxweyne Ismail Omar Gelle, waxaana ugu horeeyn uu gaarsiiyay Madaxweynaha salaan sharafeed uu ka siday Madaxweynaha JFS Mudane Hassan Sheikh Mohamud.
Madaxweyne Gelle oo ah oday Soomaaliyeed ayaa kulankan dhexmaray isaga iyo Ergeyga waxaa uu daarnaa wadatashi ku aadan ka gun-gaarista wadahadallada Somaliland ee dhawaan dib u billaaban doona.
Codkakoonfurgalbeed.com