Home » Dowladda Soomaaliya Oo Guulo Ka Sheegatay Degaal Ka Dhacay Masaguwa

Dowladda Soomaaliya Oo Guulo Ka Sheegatay Degaal Ka Dhacay Masaguwa

by Mohamed Adam Socdaal

Masaguwa (CKG)- war qoraal ah oo kasoo baxay dowladda soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka ayaa Al shabaab weerar nafla caari ah oo ay isku dayeen inay ku arbushaan fariisin ciidanka ay ku leeyihiin magaalada Masagawaa ay ku jabiyeen sida ay ku sheegeen warsaxaafadeedkooda.

Al Shabaab oo aanan awoodin inay dagaal toos ah kala hor yimaadaan geesiyaasha Xoogga Dalka ayaa Qaraxyo waxay ku soo xireen kuwa ay qaldeen, laakiin naftood hurayaasha Ciidanka Qaranka ayaa hor istaagay damaca sida qoraalka dowladu u qornaa.

Goor dhow la soco faah-faahinka dheeraad ah.

Codkakoomfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com