30
Baydhabo(CKG)-Iyadoo wasaaradda xanaanada xoolaha KGS iyo maamulka dowladda hoose ee degmada Baydhabo ay ka duulayaan badqabka bulshada iyo feydhowrka degaanka ayaa waxay si wada jir ah go’aano uga soo sareen xoolaha la gowraco maalmaha lagu jiro ciidul Adxaha, taasi oo muslimiinta looga baahan yahay intii awoodda in ay gowracaan xoolaha’ iyadoona ay dhiraan hay’ado badan oo maalmahaasi xoolo fara badan ay ku gowracaan magaalada Baydhabo.
Halka hoose ka Aqriso go’aanka oo qoran.
Codkakoonfurgalbeed.com