Home » Diyaarad kusoo dhacday garoonka Aadan-Cadde iyo khasaaro ka dhashay

Diyaarad kusoo dhacday garoonka Aadan-Cadde iyo khasaaro ka dhashay

by Weriye Ateera

Muqdisho(CKG)-Diyaarad ay leedahay Shirkadda Hala Airlines oo ka timid Magaalada Garoowe, isla markaana siday Dad Shacab ah ayaa ku soo dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa jira khasaaro dhaawac ah oo kasoo gaaray dadkii rakaabka ahaa ee saarnaa iyo burbur soo gaaray diyaaradda, sida ay sheegeen Dad Goobjoogayaal ah.

Gurmad ayaa loo fidiyay qaar kamid ah dadkii saarnaa diyaaradda ee ku dhaawacmay, kuwaas oo la geeyay qaar kamid ah Isbitaallada kuyaalla Magaalada muqdisho si loogu daawaayo.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com