Wednesday, February 28, 2024
More

    DHAGEYSO: Wasiirka Gaashaandhigga ee DFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ka jawaabay eedaha Sanbaloolshe

    Wasiirka Gaashaandhigga ee DF Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac)

    Muqdisho (CKG) – DF Soomaaliya ayaa sheegtay inay qorshaynayso wejiga labaad ee dagaal lagu qaado maleeshiyada Ururka Al-Shabaab.

    Taliyihii hore ee nabad-sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ka digay in howlgallada cusub ay fashilmi karaan, sababo la xiriira inaan dadka deegaanka laga talo-gelin.

    Wasiirka Gaashaandhigga ee DF Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo wareysi siiyay laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ayaa ka jawaabay dhaliilaha uu taliyihii hore ee nabad-sugidda uu u jeediyay ee ku aadan diyaar-garowga wejiga labaad ee howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

    Haddaba halka hoose ka dhageyso wareysiga Wasiirka gaashaandhigga ee DFS:

    CodkaKoonfurGalbeed.com

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com