Home » Dhageyso Wareysi: Xagee ayuu marayaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab?

Dhageyso Wareysi: Xagee ayuu marayaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab?

by CKG Editor

Muqdisho (CKG) – Waxaa sannad ku dhowdahay markii uu billowday wejiga koowaad ee dagaalka ka dhanka ah Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab, dagaalkaas oo ay billaabeen ciidamada deegaanka ee loo yaqaan Macawisleyda oo kaashanayay kuwa DF Soomaaliya.

Haddana xagee ayuu marayaa dagaalkaas? Xaggeese ku dambeeyeen Macawisley? Su’aashaas ayay laanta Af Soomaaliga ee VOA-da waydiisay Cabdisalaan Guuleed oo soo noqday agaasime ku-xigeenka hay’adda nabad-sugidda qaranka ee NISA haddana ah Madaxa Eagle Range Services ee ka shaqeysa dhinaca amniga.

Halka hoose ka dhageyso Wareysiga oo dhammeystiran:

CodkaKoonfurGalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com