91
Baydhabo (CKG) – Madaxda dawladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa heshiis ka gaaray qaab dhismeedka ciidanka laamaha amniga ah.
Hehsiiskan ayaa ka hadlaya qaab dhsimeedka iyo cududda ciidamada xoogga dalka, booliiska, asluubta iyo nabad sugidda.
La-taliyaha amniga Qaranka ee ra’iisul wasaaraha XF Soomaaliya, Kamaal Daahir Xasan Guutaale, wareysi dheer oo uu siiyay laanta Af Soomaaliga ee VOA-da ayuu ku faah-faahiyay heshiiskan oo ay ku jirto tiro cusub oo ciidanka ah.
Haddaba, halka hoose ka dhageyso Wareysiga oo dhammeystiran:
CodkaKoonfurGalbeed.com