Home » DHAGEYSO WAREYSI: Dib u soo celinta Xiriirka Soomaaliya iyo Cuba maxay ka dhigan tahay?

DHAGEYSO WAREYSI: Dib u soo celinta Xiriirka Soomaaliya iyo Cuba maxay ka dhigan tahay?

by CKG Editor

Muqdisho (CKG) – Dawladaha Soomaaliya iyo Cuba ayaa ku hehsiiyey inay sii ambaqaadaan xiriirkooda diplomaaisyadeed, sida ay sheegeen diblomaasiyiinta labada dal.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa Isniintii qaabilay safiirka Cuba u jooga dalka Kenya Juan Manuel Rodrigues Vazquez oo sidoo kalena qaabilsanaan doona arrimaha Soomaaliya.

Madaxweynaha JF Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Talaadadii maanta safiirka Cuba ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga.

Laanta Afsoomaaliga ee VOA-da ayaa arrintan ka wareysatay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad.

Halka Hoose ka dhageyso Wareysiga oo Dhammeystiran:


CodkaKoonfurGalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com