Wednesday, February 28, 2024
More

    DHAGEYSO: Daraasad ku saabsan Ciyaal weerada Muqdisho iyo halka ay ka soo billowdeen

    Col. Maxamed Aadan Koofi – taliyhii hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, balse iminka ah la-taliye ka tirsan Wasaaradda Amniga Gudaha.

    Xiisaha Wararka (CKG) – Warbaahinta CodkaKoonfurGalbeed.com, waxay halkaan idin kugu soo gudbineysaa wareysi xiiso gaar ah leh oo ay laanta Af Soomaaliga ee VOA-da la yeelatay, Col. Maxamed Aadan Koofi – taliyhii hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, haddane ah la-taliye ka tirsan Wasaaradda Amniga Gudaha.

    Mr Koofi ayaa dhawaan soo bandhigay daraasad uu ka sameeyay Ciyaal weerada oo muddooyinkan Caasimadda Muqdisho ku soo kordhiyay falal amni darro ah. Wareysigana waxaa qaaday Weriye Jacfar Kuukaay oo ka tirsan VOA Somali.

    Qeybta hoose ka dhageyso Wareysiga oo dhammeystiran:

    CodkaKoonfurGalbeed.com

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com