Waajid(CKG)-Maamulka Degmada Waajid Uu Horkacayo Guddomiyaha Degmda Wajid Ahna Duqa Magalada Mudane Mohamed Moallim Yusuf Ayaa Waddo Dadaalo Lagu Hormarinayo Bilicda Magalada Wajid .
Dadaladaas Oo Iska Kaashaday Maamulka Degmada Waajid Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Sidokle Waxaa Qayb Wayn ka Qatay Solar Systamkan Hay,ada SWDs Ka Shaqaysa Hormada Magalada Dhanka Kale Waxaa Lagaar Siiyay Kamamka Barakaciyaasha Magalada Wajid.
Guud Ahaan Magalada Waajid Waxaa Laga Shiday Nalalka Ku Shaqeeyo Solar Systamka,
Bulashada Degmada Waajid Ayaa U mahadceliyey Maamulka Degmada Waajid Dadalada Hormarineed Ay Ka Wadaan Magalada,
Wajid Ayaa Ka Soo Ka Banaysa Bur-Burkii Dowladii Dhexe Ee Somaliya Waxana Jiro Dadalo Hormarineed Oo Socoda .
Codkakoonfurgalbeed.com