Wednesday, February 28, 2024
More

    Deg Deg: Al-shabaab oo weerar qasaaro geystay ku qaaday suuqa xoolaha D/Berdaale.

    Berdaale(CKG)-Wararka laga helaayo degmada Berdaale ee gobolka Baay ayaa waxay shegayaan in suuq weynaha ee lagu iibiyo xoolaha weerar ay ku soo qadeen.

    Sida ay sheegayaan dadka degaanka weerarka ayaa wuxuu dhaliyay qasaaro is kugu jiraan dhibasho iyo dhaawac oo ka soo gaaray shacabkii halkaasi ku sugnaa.

    Xiliga weerarka kooxda Al-shabaab ku soo qadaysay suuqa xoolaha degmada Berdaale ayaa la shèegay in halkaasi ay ku sugnayeen ciidan yar oo ka tirsanaa kuwa dowladda hoose ee degmada oo suuqa lacagta ka qaata.

    Wixii fafaahin dheeraad ah oo ku soo kordhac kala soco codkakoonfurgalbeed com

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com