44
Baydhabo (CKG)– Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waabari ayaa gacanta ku dhigay labo eedaysane oo dhac ka gaysanayey Gudaha degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir.
Eedaysanayaasha ayaa mid kamid ah wuxuu ku hubaysnaa bastoolad Caag ah oo uu dadka ku dhacayay, halka kan kalana uu ahaa darawalka Mooto Bajaajka wax lagu dhacayay.
Booliska Gobobalka Banaadir oo howgallo xaqiijinta ammaanka ah sameeyay, ayaa gacanta ku dhigay xubnahani.
Waxaana Taliska Qeybta guud ayaa sheegay in eedeysanayaasha la horgeynayo caddaaladda lana marsiinayo waxa sharcigu dhigayo.
CodkaKoonfurGalbeed.Com