Home » Dagaalka Suudan Oo Saameyn Ku Yeeshay Soomaalida Ku Nool Dalkaasi

Dagaalka Suudan Oo Saameyn Ku Yeeshay Soomaalida Ku Nool Dalkaasi

by Mohamed Adam Socdaal

Suudaan (CKG)- Soomaalida ku noo dalka Sudaan ayaa haatan waxaa ay wajahaayaan Xaaald cabsi ah,Iyadoo ay kacabsi qabaan in saameyn daran ay ku yeeshaan dagaaalda ka socda dalkaasi oo maalinkii 3aad galay.

Ardayda iyo ganacsatada  Sooamaliyeed ee dalkaasi ku sugan aya haatan soo sheegaya inau jirto cabsi weyn oo soo food saartay, taasi oo ah in dagaalada ay dhibaato kasoo gaarto, maaddama lagu dagaalamayo magaalooyinka ay Soomaalidu ku badan yihiin oo ay ka mid tahay Magaalada Caasimadda ah ee Khartuum.

Dagaalka Sudan ayaa galay maalintii saddexaad waxaana laga soo sheegayaa khasaaro aad u ballaaran oo dhimasho iyo dhaacba leh.

Ku dhawaad ​​100 qof ayaa la dilay, sida ay sheegeen ururka dhakhaatiirta, waxaana sidoo kale la qiyaasayaa in tirada dhaawaca ay gaareyso 1,100 qof.

Labada dhinac ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan goobo muhiim ah oo ku yaalla caasimadda Khartoum, halkaas oo ay dadku ka gabbadeen qaraxyada iyo hubka cul- culus ay adeegsanayaan dhincyada isku haya awoodda Suudan.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com