101
Worms (CKG) – Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dalka Jarmalka ayaa waxay ay kulankan ku qabteen magaalada Worms oo ka tirsan gobolka Rheinland-Pfalz ee dalka Jarmalka. waxaana lagu casuumay, oona ka soo qeybgalay Wasiirro horey uga tirsanaa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo dalalka kale ee Yurub uga yimid shirkaasi.
Halka hoose ka daawo waxyaabihii shirkaasi looga hadlay iyo hadalladii laga jeediyay intuba.