118
Diinsoor(CKG)-Guddoomiyaha ciyaaraha degmada Diinsoor ee gobolka Baay Maxamuud Maxamed oo ka hadlaayay dar-dar galinta ciyaaraha degmada ayaa waxaa uu sheegay in uu sameeyay dagaaladii dhamaan ka dhacay degmadaasi taasi oo hakad galisay ciyaarihii ka socdeen degmada Diinsoor.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in dhawaan ay bilaawi doonaan ciyaaraha kowna ay ka yihiin maalmaha xuriyadda 26Jun iyo 1 luulyo.
Degmada Diinsoor ayaa ah degmo dhalinyaradeeda aad I qiimeya ciyaaraha kuwaasi oo abuura is dhaxgalka bulshada iyo nabadda.
Codkakoonfurgalbeed.com